Waxaanu soo dhawaynaynaa kuna hanbalyaynayna Suuqa Casriiya oo Burco Wasirka Hawlaha Guud iyo guraynta Cali Mareexan ka dhiisayo,waxaanan canbaaraynayna xildhibaanada hor tagan horumarka magalada Burco .

0
705

lthumb

 

Xildhibaanada dawlada hoose degmada burco ayaa iyagu u muuqdo kuwo gabi ahaanba ku fashilmay inay ka shaqeeyaan nadaafada iyo waliba horumarka magaalada burco.hortgaagana mashariicda Dawladda dheexe ka fulinayso Burco’

 

Tan iyo inti la soo doortay Goolaha Degaanka Degmada Burco waaxa hadheeyay goolaha khliaaf joogta oo soo noqnoqda ku salaysan wax iyaga dantooda ah ee anay u danaynayn shacabkii soo doortay  iyo horumarka magaalada Burco.

 

Waxaase mahad iska leh madaxweynaha iyo qar ka mida  wasiiradda ka soo jeeda Togdheer oo u diyaara inay horumarka Burco  ka qayb qatan oo ilaa inti dawlada Axmed Silaanyo jirtay wadooyin badan ka hirgaliyay  Burco .

 

Waxaa ilaa shalay Dadweynaha ku arkaayen warbahinta Xildhibaano hortagan horumarka iyo mashariicda u Wasirka Wasaaradda Hawlaga Guud iyo Guraynta Cali Xasan (Cali Mareexan ka wado magaalada Burco  oo aad iyo aad ganacsatada Burco iyo dadweynaha Burco soo dhaweeyen.balse Xildhibaano dantooda ka wayay mashariicda uu wado wasiirku ayaa canbaarayn anu wasirku lahayn duusha ka huwiyay.balse wasir Cali Mareexan waa ka raaligalinyna eda anu lahayn lagula dul kufay.waana ugu hanbalyaynayna shaqooyinka uu ka qabtay magaalada Burco mudadi yarayd 5 bilood uu ahaa wasirka ..waaxa  uu dhagax   dhiigay dhiismaha xarunta Wasaradda Hawlaha Guud iyo Guraynta Togdheer yelanayso oo ku rarary gebi ahaanba dadkii degaana .waaxanu noqonaya tan iyo inti lagu soo noqday Somaliland  wasiirki ugu horeyay ee dhiisme wasaradiisa dhiista  isagu  halka qar kale hayado u sameeyen furaha un lagu wareejiyay.waaxan sido kale wasirk Cali Mareexan dhagax dhiigay Maal casriiya oo  laba dabaqa  oo doorad dhagax dhiigay waa guryihi Boliska Burco ku jiren oo ka hirgalinaayo  suuq  casriiya  waa uga mahadnaqayna .waana garab tagan nahay wasiirka hawlaha Guud iyo guraynta Cali Mareexan  maalalka u ka wado Burco Guryaha Booliska iyo iskuulka Siyaad oo suqaq casriiya laga samaynaayo.

 

Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Baraarug Gobolka Togdheer

Ibraahin Cismaan Saleban

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here