Nin Dil ku edaysan oo Cidaanka booliska berbera Soo qabten.

0
11

Ciidamada Booliska JSL ee Gobolka Saaxil ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysane Cabdilaahi Maxamed Cabdilaahi, kaasi oo ku eedaysan dilka Marxuum Ismaaciil Cabdi Jaamac oo ka dhacay duleedka Galbeed ee Magaalada Berbera .

 

Hawlgal degdeg ah oo ay sameeyeen Ciidamada Booliska ayaa lagu guulaystay in la qabto eedaysanaha, waxaana loo gudbin doonaa hay’adaha garsoorka.

 

Xafiiska Warbaahinta Ciidanka Booliska

JSL.