Libaax uu waran cadde leeyahay ayaa dhaawac u geystay nin sida la sheegay galay shabaga uu libaaxu ku jiro
Ninkan ayaa la sheegay inuu maskax ahaan aan caafimaad qabin, sida uu sheegay Cabdiqani Waran Cadde.
Wuxuu intaas ku daray in xaaladdiisa cafimaad hadda lagu dabiibayo Cisbitaalka Hargeysa..
Sida uu sheegay Cabdiqani ninkan ayaa magacyo kala duwan sheegtay, isagoona sheegay in ilaa hada la aqoonsan ehelkisa