Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa shalay dalacsiiyay 22 sarkaal oo ka tirsan ciidanka qaranka,kuwaas oo laa gaadhsiiyay darajaooyinka gaashaanle ilaa sareeye guuto.
Waxaanay Magacyadani U dhignaayeen sida tana
| No | Magaca | Darajadii hore | Darajada hadda la siiyay |
| 1 | Cali Barre Xuseen | Gaashaanle sare | Sareeye guuto |
| 2 | Axmed Cali Yuusuf | Gaashaanle sare | Sareeye guuto |
| 3 | Muuse Xaaji Jaamac | Gaashaanle sare | Sareeye guuto |
| 4 | Ismacaiil Faarax Cawaale (Doolaal) | Gaashaanle dhexe | Gaashaanle sare |
| 5 | Mahad Cambaashe | Gaashaale dhexe | Gaashaanle sare |
| 6 | Jaamac Maxamed Ismaaciil | Gaashaale dhexe | Gaashaanle sare |
| 7 | Jaamac Koosaar | Gaashaale dhexe | Gaashaanle sare |
| 8 | Muuse Budle | Gaashaanle | Gaashaanle dhexe |
| 9 | Cabdi Cabdillaahi Xasan | Gaashaanle | Gaashaanle dhexe |
| 10 | Yuusuf Iimaan Diiriye | Gaashaanle | Gaashaanle dhexe |
| 11 | Cabdi Daahir, | Gaashaanle dhexe | Gaashaanle sare |
| 12 | Cali Maxamed | Gaashaanle | Gaashaanle dhexe |
| 13 | Cabdillaahi Ibraahim Xasan | Gaashaanle dhexe | Gaashaanle sare |
| 14 | Cabdillaahi Diiriye | Kabtan | Gaashaanle |
| 15 | Nimcaan Yuusuf Cismaan, | Kabtan | Gaashaanle |
| 16 | Maxamed Xasan Abokor | Gaashaanle dhexe | Gaashaanle sare |
| 17 | Ibraahim Cabdi Cilmi | Gaashaanle dhexe | Gaashaanle sare |
| 18 | Cali Rooble | Gaashaanle dhexe | Gaashaanle sare |
| 19 | Cabdillaashi Sheekh Xuseen | Gaashaanle | Gaashaanle dhexe |
| 20 | Maxamed Axmed Yabaal | Gaashaanle dhexe | Gaashaanle sare |
| 21 | Cismaan Cabdllaahi Siciid | Gaashaanle dhexe | Gaashaanle sare |
| 22 | Xuseen Ducaale | Gaashaanle dhexe | Gaashaanle sare |
