Mashruuc-wayn Baa Somaliland Lagu Soo Qaatay, Waxa La Doonayaa In Qarankan Jilbaha Dhulka Loogu Dhufto

0
439

Waxa Suuqa Laga Soo Hurgufay Dhalinyaro Fara-badan Oo Calanka Soomaaliya Ku Labisan, Lama Garanaayo Halka Laga Soo Abaabulaayo Dhalintan Dharka Loo Soo Xidhaayo, Hase Yeeshe Suuqa Ayuun Baad Ku Arkaysaa Dhalintan Iyagoo Maraaya,

Mashruuc-wayn Baa Somaliland Lagu Soo Qaatay, Waxa La Doonayaa In Qarankan Jilbaha Dhulka Loogu Dhufto Arrintaasna Cida Wada Ayaamahanba Arag Iyo Maqalba Waynu Kula Soconay, Waxaase U Sheegayaa Kuwaa Hortaa Jiraba Tan Somaliland Ku Dawakh Ee Ha Ku Dawakhina,

Shacabku Way Soo Jeedaan Wayna Garab-taagan Yihiin Qarankooda, Waxaan Maqlayaa Dawladda #Qadar, Dawladda #Turkiga Iyo Siyaasiyiin, Qaar Tabliiqeeya Iyo Qaar Kale Oo U Tafaxaydan Sidii Qarankan Iyo Dadkiisa Layskaga Horkeeni Lahaa, Waxaanuse Leenahay Idiin Socon-maayo Filimkaasi

Cabdiraaxman Axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here