Halkan Ka DAAWO:Sawiro Gudoomiye Ciro Oo Shir Gudoomiyey Shirka Gudida Fulinta Ee Xisbiga Waddani Iyo Qodobada Laga Soo Saaray.

0
438

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha fulinta ee xisbiga oo ka qabsoomay xarunta guud ee xisbiga ee Hargeysa.

Shirkan oo ah bille waxa maanta lagaga hadlay xaaladda guud ee Somaliland xilligan ku sugan tahay ee dhanka amniga iyo siyaasadda iyo arrimo ku saabsan danaha xisbiga gaar ahaan arrimaha doorashooyinka

 

Image may contain: 5 people, people sitting and indoor

Image may contain: one or more people
Image may contain: 5 people, people sitting and indoor
Image may contain: 2 people, people sitting
Image may contain: 4 people
Image may contain: 1 person, eyeglasses
Image may contain: 1 person, closeup
Image may contain: 1 person, closeup
Image may contain: 3 people, people sitting
Image may contain: 2 people, people sitting and beard
Image may contain: 1 person

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here