Booliska Jarmalka Oo Xidhay Nin La Sheegay Inuu Qorshaynayay Weerar Argagixiso.

0
618

Boliiska Jarmalka ayaa sheegay, inay xireen nin looaga shakisan yahay inuu qorsheeynayay weerar bomb inuu ku qaado bandhig dadweyne magaalada Eisenhuettenstadt.

_90824526_57367cc7-e70e-4197-a287-0dff54c5408c

Afhayeenka ayaa sheegay in qofka la xiray inuu yahay laba iyo toddobaatan jir oo ku xirnaa kooxaha islaamiga. Waxaa la xiray ka dib markii waxyaalaha qarxa laga helay gurigiisa.

Ammaanka ayaa la adkeeyay waddanka oo dhan ka dib markii weeraro ay qaadeen islaamiyiin ay ka dheceen Jarmalka bishii hore.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here