Sirdoonka Maraykanka Oo Fashilayay Doorkii Dalkoodu Ka Qaatay Inqilaabkii Dhicisoobey Ee Turkiga.

0
753

Inqilaabkii fashilmay ee Turkiga ayaa waxaa wararku sheegayaan inuu ahaa mid Maraykanku soo maleegay, isla markaana uu ku lahaa gacan weyn marka la eego sida looga soo shaqeeyey.

3DF61CC6-51AB-4EB3-9CD1-C482DA4BBCF8_cx0_cy1_cw0_mw1024_s_n_r1

muhiimada xadhiidhka Maraykanku laleeyahay Turkiga ayaa ah mid laga dheehankaro doorka uu mareeykanku ka istaagey. Sidaana waxaa yidhi sarkaal sare oo kamida ciidanka maraykanka. US Army officer in San Francisco, California. waxuuna yidhi, “intaanu inqilaabku kadhicin turkiga mudo yar horteed ayaa aqalka gaashaan dhiga maraeykanka ee Pentagon, amar ku bixiyey in qooysaska askarta mareykanka ee ku nool Turkiga inay iskasoo baxaan Arimaha nabadgalyo awgeed.”

 waxaa hubaal ah in hayada sirdoonka Maraykanka CIA, ay heshey xog kusaabsan inqilaabkii dhicisoobey mudo kahor intaan lafulin, tan ayaa meelkadhac weyn ku ah iskaashiga milatari ee labada wadan, iyadoo maraykanku muhiimada siiyey cadwga dawlada Erdogan, ee xulufada NATO.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here