Madaxweynaha Puntland Oo Taliye Cusub U Soo Magacaabay Goboladka Sanaag.

0
368

 Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr-79 Oktoobar 2019 ku magacaabay Taliyaha qaybta Booliska gobolka Sanaag.

Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Dani ayaa Gaashaanle Dhexe Bashiir Cali Maxamed u magacaabay inuu noqodo Taliyaha qaybta Booliska gobolka Sanaag

Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

 

Muddooyinkii u dambeeyay maamulka Puntland waxa uu farogalin ka waday gobollada bariga Somaliland gaar ahaan gobolka Sanaag.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here