DEG DEG:Mid kamida Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka Ah Waddani Oo Hada Is Casilay Iyo Sababaha Uu isku Casilay Oo Uu Soo Badhigay.

0
335
Mid kamida Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaradka Ah Waddani Oo Hada Is Casilay Iyo Sababaha Uu isku Casilay Oo Uu Soo Badhigay.Nuuradiin Diini xoghayihii duulista iyo hawada ee Xisbiga Waddani ayaa iska casilay xilkii iyo xubinimadii Xisbiga .

Xoghayuhu waxa uu ku sababeeyey is casilaadiisa in xisbiga Waddani bilaa jaho noqday.

Warkan oo Faah faahsan Goordhow La Soco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here