Wararka ka helayno dad xogagaala jooga laascaanod ayaa sheegaya in jabtadi Khaatumo lagu kala yacay firdhiye xamar badh ula goostay halka Cabdirisaq Khaalif badh la joogo jigjiga SI u wada hadal ula furo Somaliland uu beenta ku dhartay
Warbaahinta Qoryaalenew ayaa ku daba jirta warka sheegtay fahiima Quuje ah in maxaabis lays waydarsanayo inkasto 6 maxbuus Somaliland haysay ku xidhan yihin jigjiga halka weli kenin jabhada firdhiye.