Nin Reer Magaal ah ayaa lagu yidhi waar hashaasi way dhalaysaa ee Sii ilaali,Cabbaar ka dib ayuu arkay ilmo dabakeen ah oo ka soo jeeda Hashii,markii lagu soo noqday ayaa la waydiyay hashii ka warran wuxu yidhi imikaabay Qaar kale sii gelayeen.
Waxa sidaas oo kale kale ka dhigan Somalia oo laga soo bilaabo 2007 ay Ciidamo shisheeye (AUSSOM) ay nabad ilaalin u joogaan (peace keeping) ayaa haddana maanta 2026ka Ciidamo horleh oo Police Ghana ah lagu soo daabulayaa Ghana Formed police unit (GFPU) hadda Garo oo waa Ciidanka Rabid Reaction Unit (RRU) halkay Somaliland ugu jirto oo kale.
Sidaas oo ay tahay Waxay ku soo indho cadyihiin Somaliland oo ay Rabaan inay ka Hor joogsadaan Howlaheeda Aqoonsigeeda iyo Horumarkeeda,Markaasuu Xasan Sheekh Maxamuud Dad wax ma garato ah leeyahay daljirka dahsoon ka mudahaarada.
Failed State of Somalia
by Rashiid Odawaa