Isku Aadka Wareega Labaad Ee ciyaaraha Gobolada Oo La Soo Saaray\ Iyo Wasaarada Oo Aan Wali Ku Dhawaaqin Wakhtiga

0
791

 

Isku Aadka Wareega Labaad Ee ciyaaraha Gobolada Oo La Soo Saaray\ Iyo Wasaarada Oo Aan Wali Ku Dhawaaqin Wakhtiga

 

Waxa la soo saaray isku aadka wareega labaad ee ciyaaraha gobolada somaliland ee ka qabsoomi doona caasimada Hargeysa.

Wareega labaad ee ciyaaraha gobolada oo ka qabsoomi doona magaalada Hargeysa ayaa waxa ka qayb gali doona sideed gobol oo ka soo baxay wareegii hore ee is reeb reebka, kuwaas oo kala ah Xaysimo,Saaxil, Awdal, Sanaag, Sool, Hawd, Gabiley, Daad-Madheedh.

Sideeda gobol ee ka qayb galaya wareega labaad ee ciyaaraha gobolada ayaa iskugu beegan sidan

Group A                                                                               Group B

Xaysimo                                                                               Gabiley

Saaxil                                                                                    Daad Madheedh  

Awdal                                                                                    Sool

Sanaag                                                                                 Hawd

 

 Wasaarada ciyaaraha somaliland ayaan ilaa hada ku dhawaaqin wakhtiga rasmiga ah ee ay wareega labaad ee

 

  ciyaaraha goboladu ka bilaabmayaan caasimada Hargeysa, iyada oo la rajaynayo inay dhawaan caasimada soo gaadhaan gobolada ka qayb galaya wareega labaad ee tartanka

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here