Daawo-Maxamud-Xaashi-iyo-Cali-mareexan-iyo-Ugaha-Meesha-lagu-soo-ururiyey-oo-dhan-haddii-la-isku-Daro-Xirsi-Ma-Gaadhi-Karaan-Muj-Cali-Gurey

0
581

xirsi .cali

Muj Cali Gurey ayaa aad u dhaliilay Madaxweyne siilanyo iyo xukuumaddiisa waxanu tilmaamay inu Boosaskii ay baneeyeen wasiirradii ugu cuslaa xukuumaddu uu ku soo ururiyey sida uu sheegay Xaabo iyo danbas, waxanu ku tilmaamay madaxweynaha masuul aan xil haynin oo an istaahilin ba in xil ka xayuubin lagu sameeyo, sido kale wuxu aad u dhaliilay safiirka imaraatka ee uu madaxweynuhu soddoga u yahay bashe cawil .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here