wasiirkii-hore-ee-wasaarada-madaxtooyada-somaliland-xirsi-xaaji-cali-xasan-oo-galabta-ka-qayb-galay-aas-qaran-oo-loo-sameeyey-marxuum-ahmed-jaamac-cawed-sawiro/

0
692

Alle Haw Naxariistee Waxaa Galabanimadii Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyay Xabaalaha Magaalada Burco Marxuun Axmed Jaamac Oo Ku Geeriyooday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Duleedka Magaalada Burco

https://scontent-cdg2-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xaf1/v/t35.0-12/

https://scontent-cdg2-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xpf1/v/t35.0-12/

https://scontent-cdg2-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xpt1/v/t35.0-12/

https://scontent-cdg2-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xtp1/v/t34.0-12/

 

Marxuunkani Ayaa Kamid Ahaa Alle Haw Naxxariistee  Kumanaankii Ruux Ee Isugu Soo Baxay Soo Dhawayntii Saka Ee Masuuliyiinta Isbahaysigu Kusoo Gaadheen Mgaalada Burco Waxaana Halkaasi Ka Tacsiyadeeyay Mujaahid Xirsi Ali Xaaji Xassan Isagoona Tacsi Tiiraanyo Leh Udirey Ehelkii Qaraabadii Iyo Qarankan Somaliland Ee Uu Kabaxay Marxuunka Waxaanu Rabbi Naxariistii Janno Uga Baryay Marxuun Axmed Jaamac

https://fbcdn-sphotos-f-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xpf1/v/t34.0-12/

 

Dhanka Kale Waxaa Si Iskumida Uga Tacsiyadeeyay Marxuunka Xildhibaan Mubarig Yuusuf Cilmi Bidhi

Xildhibaan Gaboobe Salaadiin Cuqaal Dhalinyaro Iyagoona Marxuunka Alle Uga Baryey Inuu Ka Waraabiyo Janatul Fardowsa

https://scontent-cdg2-1.xx.fbcdn.net/hphotos-xaf1/v/t34.0-12/

https://fbcdn-sphotos-c-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xpf1/v/t34.0-12/

https://fbcdn-sphotos-e-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xfa1/v/t34.0-12/

https://fbcdn-sphotos-e-a.akamaihd.net/hphotos-ak-xtf1/v/t34.0-12/

 

Si Kastaba Ha Ataate Soo Dhaweyntii Abid Ugu Balaadhnay Ee Laga Sameeyo Gobolka Togdheer Isla Maraaksina Lagu Soo Dhaweynayey Saraakiishani Cul Culus Ayaa La Xaqiijiyey Inay Kunafwaayeen Inta Lahubo 2 Ruux Iyo Dhawaaca 5 Kale

 

Somaliland One News

Burco/Office

Aadan A/kreim Mohmoud

Contact Us :

O63 4300022

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here