Fadeexadi ugu weynayd ka dhacda magaalada Cerigaabo iyo isuduwaha dhaliyarada iyo ciyaaraha oo didady soo dhawayntii Wasir Cali Mareexan

0
747

 

 

 

 

 

 

Waxaa Safar ku   soo gadhay magaalada Cerigaabo waftigi oo Wasirka hawlaha Guud iyo guraynta Cali Mareexan  Hogaaminayay  oo ka codsaday in gudoomiyaha Sanaag Axmed Cabdi Falay inu si weyn u soo dhaweeyo .amarna ku siyo dhamaan isuduwayaashi  wasaaradaha iyo shaqaalihi  Gobolka Sanaag inay Wasir Cali Mareexan soo dhaweeyan .

 

Arintan amarka ah in wasir Cali Mareexan Cerigaabo lagu soo dhaweeyo ayaa isuduwaha dhalinyarada iyo Ciyaaraha Sanaag uu u  sheegay gudoomiyaha Sanaag Axmed Cabdi Falay inaanu haysan shidaal uu ku soo dhaweeyo Wasir Cali Mareexan .ka dib isuduwihi gudoomiye  Axmed Cabdi falay ayaa xabsiga uu taxabay .

 

Arintan ayaa ah mid an hore uga dhiicin in wasir yidhaahdo halay soo dhaweeyo .gudoomiyaha Gobolkuna amro shaqaalaha iyo isuduwayasha

Wariye Cali Jamac Farax war deg dega

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here