Shirwaynaha Beesha Buraale Maxamed oo kamida Beelwaynta Axmed faarax(habarjeclo) oo mudo sideed cisho ah shir uga socday magaalada SHANSHA CADE ayaa maanta lasoo gabo gabeeyay ismarkaa laga soo saartay go,aamo iyo gudi 21 xubnooda oo matali doonta beesha,

0
1129

Beeshan oo kamida beelaha reer somaliland ee qayb laxaadle kasoo qaadatay nabadaytii dalka iyo dib udhiska qaranka somaliland ayaa go,aamadii shirkan kasoo baxay ay dhamaan sal u tahay qaranimada somaliland waxana kamida.
A, In Beesha Ba muxumed Wada Bixiso Magta
B, in Dhamaan beelaha Dariska ah ay kula nolaadaan diris wanaag Walaaltinimo.
C, beesha Buraale Maxamed waxay Go,an satay in ay Taageerto dawlada Madaxwayne Siilanyo.
D, beeshu Waxay Go,aansatay in ay Raadsato Xubintii Golaha Baarlaman Ee ay xaqa u lahayd
Sidoo kale Waxaa Madasha Lagu doortay gudi ka kooban 21xubnood oo ku salayan haamaha beesha
1, Aadan Cadib Caateye
2, Axmed Warsame Ayaanle
3.Sheekh Abshir Caabi Cabdile(gudoomiye)
4.Cali Saleebaan Rooble (Xoghaye)
5,Maxamuud Saleebaan Xasan
6,faarax Axmed Xaaji Maxamed
7 Xirsi Xaaji Cumar Buraale
8,Aadan Yuusuf Maxamed
9,faarax Axmed Huuryo
1o,Cabdiraxmaan Ismaaciil Malow
11, Siciid Ibraahim Af,ool
12 Saleebaan Xaaji Cabdi Mataan
13, Aadan Cabdi Cali
14,Sarkaal Aadan Sabalaale
15, Maxamed Xaaji Yuusuf Cilmi
16, Cabdi Xasan Wacays
17 Maxamuud Cabdilaahi Ducaale
18,Dhuux Xaaji Maxamed Cabdi
19 Ayaanle Muuse Ibraahim
20 Jaamac Xaydle Mire
21 Saleebaan Xaamud Dirir
Sidoo kale mudadii shirku socday ayaa waxaa faro galin qaawan ku hayay xubno xukuumada xilka haya oo iyagu doonayay in ay beeshu taageerto xisbiga kulmiye iyo murashaxiintiisa iyadoo saaka ay isku dayeen in ay cabsi galiyaan gudi shirkana ku marorsadaan xubno uu hormuud ka yahay wasiir cali mareen
iyo maayarka magaalada Burco Maxamed muraad iyo taliyaha qaybta Booliska ee gobolka togdheerAxmed Gutaale.Gashanle Faysal Cabdi Bootan oo ah taliyaha jida ganbadha ,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here