Halkan ka Daawo Sawiiradi iyo Xidhitaanka tartan aqoon iswaydaarsiga dugsiyada sare Burco. Tartanka oo ka qayb qaadanayeen afarta dugsi sare kala ah Shiikh bashiir. Shiikh Ibraahim .Shiikh Cismaan nuur iyo .Jamaal cabdi naasir

0
716

 

 

 

 

 

Xidhitaanka tartan aqoon iswaydaarsiga dugsiyada sare

Tartanka oo ka qayb qaadanayeen afarta dugsi sare

1.shiikh bashiir
2.shiikh ibraahim
3.shiikh cismaan nuur iyo
4. jamaal cabdi naasir

tartanka ayaa kusoo dhamaaday guul iyo gunaanad wanaagsan tartanka oo kulmiyay qaybaha kala duwan ee bahda waxbarashada iyo aqoon yahanka kale duwan ee gobolka tartanka waxaa kaalinta 1aad galay dugsiga sh.cismaan nuur halka kaalinta 2aad oo galay dugsiga jamaal cabdi naasir.

muhiimada tartankaa ahayd daah furka barnaamijyo kulminaaya ardayda dugsiyada sare iyo aqoon yahanka kale dalka, wacyi galinta ardayda. ishdex galka iyo isbarashada ardayda dugsiyada sare.

waxaan u mahadnaqaynaa dhamaan cid kastoo maskax iyo maal galisay tartnka.

Naasir Aadan Siciid's photo.
Naasir Aadan Siciid's photo.
Naasir Aadan Siciid's photo.
Naasir Aadan Siciid's photo.

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here