Xildhiban Nuux Maxamed Xuseen Oo Shegay in Aanay Jiri-Doonin Burco Danbe Oo Kala Qoqob-Naanaysa + Baaqna u Diray Bulshada Reer Togdheer –

0
587

Burco (QYN) Xildhiban Nuux Maxamed Xuseen Oo ka Mid ah Golaha Degaanka Degmada burco isla markaasna ah xildhibankii ugu codka badnaa xildhibanada golaha degaanka Somaliland ayaa manta mar uu ka hadlayay Degmada Qoryaale Oo Hoos timada gobalka togdheer waxa uu si cad u shegay in aanay jiri doonin burco danbe oo kala qoqob-naanaysa.

Xildhiban Nuux Maxamed Xuseen ayaa Shegay in la gaadhay wakhtigii ay isu Tashan Lahayeen Bulshada Reer Togdheer isla markaasna ay si wada jir ah ugu midoobi lahayeen danaha iyo masiirka gobalka togdheer.

Sidoo kale xildhibanka ayaa tilmaamay inay ka go-an tahay sidii ay bulshada reer burco u midaysnaan lahayeen si wada jirna ah uga shaqayn lahayeen horumarka.

Xildhiban Nuux Maxamed Xuseen ayaa Shegay in la gaadhay wakhtigii ay isu Tashan Lahayeen Bulshada Reer Togdheer isla markaasna ay si wada jir ah ugu midoobi lahayeen danaha iyo masiirka gobalka togdheer.

Sidoo kale xildhibanka ayaa tilmaamay inay ka go-an tahay sidii ay bulshada reer burco u midaysnaan lahayeen si wada jirna ah uga shaqayn lahayeen horumarka,

Qoryaalenews.com

Burco-Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here