Guddoomiyaha Xisbiga WADANI Oo Gurigooda Ku Booqday Fanaanadii Weynayd Ee Aamina Cabdillaahi Iyo Fanaanka Cabdiraxmaan Dheere.+SAWIRO

0
803

73c9242f-eb66-4815-8249-31f2d879f8fa

 

6c1a3040-7f61-4fc9-bef3-88e266b9b4b6 3614b661-822a-475d-b12b-1f181379fb36 1662c90f-a120-42d8-b2a9-d258ebdd0fa6

Labadan Fanaan oo muddooyinkii u danbeeyay deganaa Magaalada Boorame, waxay farxad weyn ka muujiyeen booqashada uu gurigooda ugu yimi Guddoomiyaha Xisbiga WADANI Cabdiraxmaan Cirro, waxayna uga mahad naqeen siyaarada ixtiraamka huwan ee uu ku soo sharfay Siyaasigani. Sidoo kale Guddoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa ka waramay tariikhda faca weyn ee ay labadaas Fanaan ku la hayeen Sugaanta Somaliland, wuxuuna tilmaamay inay mudan yihiin booqashada iyo ka soo war helka xaaladooda.  Siyaarada uu Guddoomiye Cirro ugu tagay labadaas Fanaan waxaa ku wehelinaayay Madax ka tirsan Xisbiga WADANI.

SALAAN  MEDIA

FUAAD QAWDHAN LONDON

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here