Tacsi iyo ogaysiis ka socota Goolaha Degaanka Degmada Burco 22/2/2016 INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

0
710

Dhamaan Xildhibaanada Goolaha Degmada Burco waxay dhammbaal Tacsi ah u dirayaa, guud ahaanba shacabka reer Togdheer iyo Somaliland, gaar ahaana qoysaskii qaraabadii .caruurtisi Asxaabtii iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Xildhibaan Maxamed Axmed Maxamuud (Dingool)Oo Maanta Taarikhdu tahay 21/02/2016 ku geeriyooday Magaalada Hargeysa ,isla markaana lagu asi doono Burco , lagagana Tukan Doono Beri oo Taarikhdu tahay 22/02/2016 Insha alla Musajamaca Burco salada Duhur.

Xabalaha lagu asi doona waa Xabaalaha warshada ilays ama kantaroolka Yiroowe looga baxo/

Goolaha Degaanka Burco wuxuuAlle uga baryayaa inuu naxariistii jannatul-Fardawza uu ka waraabiyo Marxuumka, Qoyskii ,Eheladii ,Qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. Aaamiin….Aaamiin…Aaamiin
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

Xildhibaan Mubaarik Yuusuf (Bidhi)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here