War Deg Deg Ah: Badhasaab Ku Xigeenkii Saaxil Iyo Taliyihii Qaybta Booliska Oo La Toogtay + Geerida Iyo Dhaawaca

0
597

War Deg Deg Ah: Badhasaab Ku Xigeenkii Saaxil Iyo Taliyihii Qaybta Booliska Oo La Toogtay + Geerida Iyo Dhaawaca
Warar hadda soo gaadhaya Shabakadda qoryaalenews Ayaa sheegaya in goordhawayd la toogtay Taliyihii qaybta booliska Saaxil iyo badhasaab Ku Xigeenkii waxaana wararku sheegayaaan in tiluhu Geeryooday Halka badhasaabkuna dhaawac yahay

Wixii Warar ah ee soo kordha goordhow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here