DEG DEG: Beelaha Habar Jeclo Oo Diiday In La Aaso Maydka Marxuum Casayr Iyo Shuruudaha Ay Ku Xidheen

0
597

DEG DEG: Beelaha Habar Jeclo Oo Diiday In La Aaso Maydka Marxuum Casayr Iyo Shuruudaha Ay Ku Xidheen Waxa goordhawayd lagu kala kacay shir u socday xukuumada iyo sulaadiinta habarjeclo waxay beesha Marxuumku ku gacansaydhay in la aaso Maydka Marxuumka ilaa iyo inta laga soo qabanayo dablaydii dishay Marxuumka waxaanay xukuumada u cadeeyeen in aan la aasi karin Maydka inta xaalku sidan yahay

Sidoo kale wararka ayaa sheegaya In Haldoorka Beesha Marxuumku codsaday in Xabsiga la dhigo Maamulka Saaxil oo ay sheegeen in ay iyagu ka danbeeyeen Shirqoolka lagu dilay Taliyaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here