Dallada Dhalinyaradda Ee SONYO, ma hayso hillinkay ku noqon lahayd Dallad Qaran:

0
622

(Qoryaalenews) akhristow Hadaba waxayaabaha bannaan ee ah waajibadkii dalladan ay ka gaabisay ama aanay qabbanin waxa ka midd ah Waxayaabah aasaska uu ah qaran waxa ka miida ah inta dayratiisu isku xidhanathay ayu horomarkiisuna baaxd leegahay haddab somaliland waxa lagu tirayaa waddamda curdinka ah ee soo korya ama afka qalaad lagu yidhaa ‘’developing country’s’’

Waxa lawdda ogga in qarankan uu leeyahay dallda heer qaran taaso kulmisa dhamaan waaxayah kal duwan ee dhalinyarda dalka taaso lagu magaacabo SONYO.

laakin ilaa hadd aan ahayan midd sidii loo rabbay waxa uu wadd hadday noqon lahady xagg horumarka waaxyiisak iyo isku xidhka dhalinyarta somaliland, waxaan odhan karaa dhalinyarda omaliland weli ardda ardda ayy uu kal fadhiyaan iyo weliba qabiil qabiil iyo weliba kooxo kooxo aan is dhex gall la taaban karro ka muuqan.

Haddaba akhristow waxayaabah bannaan ee ah waajibadkii dalladan ay ka gaabisay ama aanay qabbanin waxa ka midd ah in la timaamdo hiigsi iyo himillo dheer ‘’mission and vision’’ ilaa haddan waxa la qabatay oo qorshe cadd ah uuma muuqadan hadanu nahay dhalin yarat qarankan.

Awoodi dhalin yarta somaliland laysugu keen laha hal midd ‘’Capacitate youth organizations’’iyadum taasi meeshab kuma jirto Dhanka kale siyaasda cadd oo haggta dhalinyarta somaliland ma hayyno ilaa hadda ‘’Legislative and policy agenda’’waxa iyaduna meeshab ka baxsan wixii la odhan jiray masharicda udub dhaxdkeed oo ah lacgah ‘’Resource mobilization and generation# including monitoring of funds, efficient allocations, and creating results’’
Waxan odhan karanaa qarankan wuxuu filkii ama facii dhaafi karaa markuu hello dhalinyaro maskxiyan fayyow taaso ka dhisan xagga aqoonta salkeeda hoose haddab qodabdii hore ee laga soo guuray aasaskii qaramda midoobay ee millennium development goals waxa ku jirayy helitanka waxbarsho aas aasi ah ill ahdda waxay sonyo arrinkaa isga ah ee tacliinta gaadhsiinta ayy qabbaty ama uga qorshaysan ma aragno dhamaan waxayha degmooyinka uu ka koobanyhay qarankan somaliland ma jiraan waxaan odhan karan waxay gabbeen dadkoodii iyo dalkoodi.

Waxa la odhan karaa sonyo markii ayy ugu waxqabdka sareysa intii ay jirtay waxay ahayd markii uu gudomiyaha ka ahaa yahye mohmoud ahmed taaso muudo laga joogo ilaa inta waxa la odhan karaa marba marka ka sii danbeysa waxa qabdkeedu wuu soo daciifaya, waxaan Qoraalkaygan kooban ku soo af meeraya dallda qaran haddad magceedi rabbtan inaad dusha uu ridatan waa inaad la timadaan waxqabda shaqayna oo lagu badhadho uumada somaliland ay mahdiso maah afar qof inay manfacdsadaan milaghii ayy lahyda daldan heer qaran.

Si waxqabdkakiinu uu muuqdo waxaan idinsoo jeedinayaa inaad ka qayab qaadatan abaarahan laqa qayliay ee heerka qaran ah islamrkaan aad sameysan wacyigel bulashda ah mise arrinkiinu wuxuu ku soo gabogaboobay fooqas quraarda ah ee qarankan xoolahiisi laydinka dhisay noqda kuwii tacbkooda loo Aayo ayaan idinkula talinyaa

Tallo soo jeedin

v Dhiiri gelinta dhalinyarta haldoorka ah ee somaliland oo ah arrin hor seedi kara horumar waara dhinaca waxa barshda iyo caafimdka kuwoda ku hawlna iney waxa ka qabtaan

v Yagleela ama bilaaba mashaaric lagu horumarinayo dhalinyarta shaqo la’ata baahsani hayso idinkoo sameynaya illo ama waddoyin dhaqle abuuro oo la maamulayo lana qiimeynayo markay dhamaadan masharicdasi

v Waa in si saami isku dhafan loo yeela boardka daldan heer qaran iyadoon lagu salleynay habbqabiil lkn lagu qaybinayo habba aqoon iyo kartii ku dheehantahy

v Ka qayb qaata wecyigelinta diwangelinta somaliland oo meel fcn marysa

v Soo saar waxqabda la taaban karo oo bille ah ama sanndle ah si laydin qiimeyo oo indha bulashdu idinla argot halka waxa marinysan hadii kale wixiinu waa hal bacaad lagu lisy

Qalinkii Qoraa :Nimcaan Cadaani Xuseen

Tallo iyo tusaale ku soo hagaji halkan

Email cadaani123@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here