Maxamed C/laahi Ismaacil Caawdhiye Oo Shaaciyey In uu Tartamaayo Dooroshooyinka Goolaha Wakiilada

0
511

Iyada oo mudooyinkii u danbeeyay ay isa soo taraayeen musharaxiinta doonaya in ay ka qayb galaan tartanka golaha wakiilada somalil and
maxamed cllaahi ismaaciil cawdhiye oo ka mid aqoonyahanka dada yar ee wax u bartay wadanka hooyo ayaa maanta waxaa magaalada buco ee xarunta gobolka togdheer ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu utartamaayo jagaa golaha wakiilada somalilan oo sanada soo socd la filayo inay ka qabsooto guud ahaanba wadanka somaliland

Musharxan ayaa waxa uu ka mid yahay aqoonyahanka dada yar ee ka mida xidigha u ifaaya qaranka somaliland ayaa waxaa si rasmi ah u shaaciyay in uu u tartamaayo doorashooyinka golaha wakiilada somaliland oo la filaayo in sanadka 2017 ay ka qabsoonto guud ahaanba somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here