Baaq: beeleed

0
1270

waxgaradka dhalinyaradda aqoonyahanka haweenka abwaanadda wayeelka mudan iyo madhaafan beeleeha habarjeclo ku nool wadanka jarmalka waxa loogu baqayaa shirwaynaha gar-adag ee beelaha habarjeclo dalka jarmalka oo ka dhici doona magaaladd Darmstadt dalka jarmalka Bürgerpark Restaurant
Alsfelderstraße 31
64298 Darmstadt tariikhda milaadiga marma aay tahay 2/4/2016

waxa kasoo qaybgalayaa wafuud ka kala socota Qaarada yurub sida siyaasiin odayaal haween dhalinyaro iyo aqoonyahan shacbiga beelaha habarjeclo waxa cod dheer loogu baqayaa inay bisha afaraad labadeeda labadeeda malin sabti ah aay isugu imaadaan Bürgerpark Restaurant
Alsfelderstraße 31
64298 Darmstadt

Wixii Faahaahina Kalsoo Xidhiidh Gudida Qabanqaabada .
Telephonadooda
015778791530
015217698914
015210717275
015218984479

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here