Ugaadhsiga U Dhexeeya Beelaha Buuhoodle Iyo Togdheer Oo Wali Socda Iyo Muwaadin Ka Soo Jeedaa Deegaanka Ballicalanle Oo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay.

0
560

olka Togheer gaar ahaan degmada Ballicalanle ayaa ka dhacay deegaanka Maskax Buuqle oo ku taalla deegaanka Buuhoodle.
Muwaadinka oo xaaladiisu ay tahay dhaawac aad u culus ayaa lagu magacaabi jiray Faarax Axmed Cali waxaana la sheegay inuu ka soo ambo baxay deegaanka Maskax Buuqle oo uu miyigiisa degen yahay isla markaana uu xoolihiisa u waraab keenay.

Faarax Axmed Cali ayaa maleeshiyada weerartay waxay ka soo jeedaa deegaanka Buuhoodle waxaanay wararka qaar sheegayaan in Maleeshiyaadka Cali Khaliif Galaydh ay falkaasi waxshinimada ku lug lahaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here