Madaxweynaha Qaranka Somaliland Oo Tacsiyadeeyay Lataliyahii Arimaha Dibada Oo Saaka Geeriyodey.

0
527

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxu tacsi u dirayaa qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, geerida ku timid Dr. Cumar Cilmi Dixood oo ku geeriyooday maanta Magaalada Hargaysa, madaxwaynuhu wuxuu si gaara uga tacsiyadaynayaa qoyska iyo qaraabada uu ka baxay Dr. Dixood, iyo dhammaan shacbiga Somalilandba.
Madaxwaynuhu wuxuu ku sifeeyay Dr.Dixood nin ku suntanaa Waddaniyadda Somaliland, kana mid ahaa aas-aasayaashii iyo halgamaagii horseeday xornimada dalka ee SNM, wakhti xaadirkana ka mid ahaa La-taliyayaasha Madaxwaynaha.
Cabdiraxmaan Sh. Cilmi Faahiye (Shamax)
Af-hayeenka Madaxtooyada J

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here