War deg deg ah gudoomiyaha xsbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo xilkii ka qaadey gudoomiye ku xigeenkii xisbigaasi Muj.Cali Yuusuf Axmed Cali Guray .

0
544

War deg deg ah oo hada soo gaadhay shabakda qooryaalenews ayaa waxaa uu sheegayaa in gudoomiyaha xsbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo xilkii ka qaadey gudoomiye ku xigeenkii xisbigaasi Muj.Cali Yuusuf Axmed Cali Guray .

 

Gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu xilkaasi gudoomiyaha saddexad ee xisbiga UCID u magacaabay in uu noqdoMaxamed Cali Muuse Jiir

Warsixafadeedkii Faysal Cali Waraabe Ayaa Udhignaa Sidan:

ucid 1

tt

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here