War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Uu Horkacayo Oo Hadda Hargeysa Ka Anba Baxay Iyo Halka Ay U Safreeen

0
567

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Uu Horkacayo Oo Hadda Hargeysa Ka Anba Baxay Iyo Halka Ay U Safreeen

Wefti uu hogaaminaayo Madaxweyne Siilaanyo ayaa iminka ka baxay Qasriga madaxtooyada waxaanay u socdaaleen sida la sheegay Gobolada galbeedka

 

Madaxweynaha weftiga waxa ku wehelinaayey Gudida Abaaraha Taliyayaasha Ciidamada Qaranka Wasiiro Marwada Madaxweynaha iyo Xafiiska Warbaahinta Madaxtooyada waxaanay Madaxweynaha iyo Weftigiisu indha indhayn doonaan meelaha ugu daran ee abaaruhu ka jiraan iyo xaaladda dad iyo duunyo ee deegaanadaasi

 

Safarka madaxweynaha ayaa ku soo beegmaya xili shalay iyo doraad deegaano Somaliland ka mid ah uu ku da’ay raxmaadka Alle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here