Warbixin Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga Maxamuud Warsame Jaamac Oo Noqday Masuulka Ugu Da’da Yar Xukuumada Somaliland

0
595

Warbixin Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga Maxamuud Warsame Jaamac Oo Noqday Masuulka Ugu Da’da Yar Xukuumada Somaliland Xildhibaan Maxamuud Warsame Jaamac Wuxuu Hore U Ahaa Xildhibaanka Ugu Dada Yar Golayaasha Degaanka Jsl Kana Tirsana Golaha Degaanka Magaalada Ceerigaabo Ee Magaala Madxda Gobalka Sanaag Xildhibaan Maxamuud Warsame Jaamac Oo Ahaa Xildhibaan Kasoo Baxay Golaha Degaanka Degmada Ceerigaabo

 Ahna Xildhibaanada Bulsha Waynta Gobalka Sanaag Kalsoonida Ku Qabaan Isla Markaasina Mahadiyeen Wax Qabaadkiisa Iyada Oo Xildhibaanku Wakhtigii Adkaa Ee Uu Ku Jiray Tartankii Uu Kula Tartamaayay Musharxyadii Tirada Badnaa Ee Golaha Degaanka Degmada Ceerigaabo U Tartamaayay Lagu Xasuusta Xildhibaanka Boo dhadh Ay Ku Xardhan Yihiin Inuu Horumar Balaadhan Oo Dhankastaba Leh Ka Samayn Doono Gobolkiisa Sanaag
 Waxay Ahayd Xalay Markii Madaxwaynaha Qaranku Isku Shaandhayn Xil Qaadis Iyo Isku Badalka Ku Sameeyay Masuuliyiinta Qaranka Waxaanu Madaxwaynuhu U Igmaday Inuu Masuulkani Noqday Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Gaashaandhiga Isla Markaasina Uu Noqday Masuulka Ugu Da’da yar tan Iyo Intii Qaranka Somaliland Jirey Si Kataba Ha Ahaate Wasiir Ku Xigeen Maxamuud Warsame Jaamac Ayaa Hormuud Iyo Tusaale U Noqon Doono Dhalinyarada Hanka Leh Ee Dhigiisa Ah Waxaana Lafilayaa Inuu Waxbadan Ka Badali Doono Hab Maamulka Wasaaradaasi Maadama Aanu Ahayn Masuul Ka Shaqaysana Dalka Ee Uu Yahay Nin Dadaal Badan Galiyey Horumarinta Dalkiisa Iyo Dadkiisaba
 Aadan Garasho
Contact: 063-4300022/9583333

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here