Wasiirka warfaafinta iyo wacyigalinta Cisman saxardiid Cadani ayaa mashruuc ka soo qatay Xisbiga Wadani .Gudoomiye Muse Bixi ku sheegay in an dalka lagu amini karayn.

0
790

Wasiirka warfaafinta iyo wacyigalinta Cisman saxardiid Cadani ayaa mashruuc ka soo qatay Xisbiga Wadani .Gudoomiye Muse Bixi ku sheegay in an dalka lagu amini karayn.

Tan inti wasiir Cadani usoo wareegay wasaradda Warfaafinta iyo wacyigelinta waxaa u bilaabay inu wasaaradda walaqo.muda ilaa bil marku joogay waaxa uu sameeyay ben abur iyo cebayn shaqalaaha wasaaradda isago ku edeeyay in la jabsaday xaafiska maaliyadda lagana qatay lacag 4 Milyan oo shilin Somaliland ah isago inanti xaafiskana xidhay.arintaas oo ceb ku ahayd qaranka Somaliland iyo shacabka aadna looga xumaaday .weliba may jirin lacagtaasi isaga samaystay.muda ka dib waxaa dagal ku qaday mareeyaha tvga qaranka Cabdi cali oo ku yidhi agaasime waxed ayad tahay wax hawla an anigu ogayn ma samayn kartid.sido kale waaxa uu mushaharkii ka jaray shaqaale ka hawgala wasaarada iyo dibada oo bartimansanaayey dadkaas oo ah shaqaalaha ku abtirsada xisbiga Kulmiye .waaxa sido kale si badheedha uga saray liska iskoolaship dawlada masar ina sisay dadkii ku abtirsanaayey Kulmiye .weliba wasir Cadani waaxa si toosa uga dhiigtay bartilmaamed shaqalaha isku beesha yihin Madaxweynaha Somaliland.hadaba warar xogagaala ka helnay shaqaale ka gabsaday in magacooda la sheego ayaa noo sheegay in wasir Cadani noo cadeeyay inu yahay Xisbiga Wadani.muse Bixi an wadanka lagu amini karayn .sida daraded waa inan beesha madaxweynaha nacsiya muse Bixi iyo dawlada

Suxufi Axmed Cismaan Farax

Contact:qoryaalenewsc@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here