Somaliland Oo Ku Guuldaraysatay U Soo Bixida Quarter Finalka . kana mid noqotay wadamadi ugu horeeyay ka hadha Tartanka Koobka Aduunka Iyo Kulamada U Hadhay oo wax macne la u samaynayn

0
620

Xulka kubbada cagta qaranka Somaliland ayaa awoodi waayay inay kamid noqdaan xulalka u gudbay wareega rubuc dhamaadka ama quarter finalka tartanka Koobka aduunka ee Conifa world Football Cup, kadib markay wadanka    xulka qaranka Panjab, guuldarona kala kulmay kaga badiyen 5-0, iyagoo hadda wixii ka dambeeya u diyaar garoobi doona sidii ay labada ciyaarod u hadhay sii fiican ugu ciyaari lahaayen mid un badin lahaayen.inkasto ay ka mid noqden wadamadi ugu horeyey rajadoodu xumatao laba ciyaarood oo ay ciyaaren ayaa laga badiyay .halka 10 Gool laga dhaliyay iyaguna anay waxba dhalin.

 

Tartankan oo ay isugu yimaadeen wadamada an xubin ka ahayn ururka kubada cagta Fifa sido kale xubin ka ah  ururka kubbada cagta dalalka aan la aqoonsanayn ee magacooda loo soo gaabiyo (CONIFA), kaas oo si habsami leh uga socda wadanka ka go’ay dalka Georgia ee Jamhuuriyada Abkhazia.

Xulka Somaliland iyo 12 wadan oo kale ayaa ka qayb galaya tartankan, kuwaas oo kala ah : Abkhazia, Chagos Islands, Kurdistan, Northern Cyprus, Padania, Raetia, Székely Land, United Koreans in Japan iyo Western Armenia.Qoryaa

 

Qoryaalenewsc@gmail.comSomaliland-oo-ka-hadhay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here