Gudoomiyaha Degmada Qoryaale Bile oo ku sugan goobta shilku ka dhacay oo ah brishka Qoryaale ayaa nooga waramay sida shilku uu dhacay .waaxanu noo sheegay in shilkaas u sababay laba gaadhi oo waraad iyo xaajiyad ah oo isku dhacay waxanu noo sheegay in laa 3 qof gadhiiga weyn ku fadhiiyo halka mid mayda uu gadhiiga dhiinacisa yaalo.tirada dhawaaca ayaa ah ilaa 9 oo mid jidka ku dhiintay dhawaaci waxa hadda la soo gadhsiyay dhakhtarka weyn Burco.
Waxaa Goobta shilka soo gadhay hada wishkii iyo cidaanka wadooyinka tarafiikada![]()
wixii warara ka soo korsha kala soco Qoryaalenews