Waftigii Somaliland Ee Imaaraadka Carabta U Joogay Wajiga Labaad Ee Heshiiska Dekedda Berbera Oo Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.

0
472

Weftigii maalmahan ku sugnaa Isu-tagga Imaaraadka Carabta una joogay sii taabo gelinta wejiga labaad ee heshiiska dekeda Caalamiga ah ee Berbera ayaa Saaka Subaxnimadii hore ku soo laabtay Dalka.

1 2 3 4 5 3

Waxaanay warbixin ka siiyeen bahda Saxaafada ujeedada safarkooda iyo waxa ku soo kordhay heshiiskii ay hore ula galeen shirkada caalamiga ah ee DP World, iyadoo uu si qoto dheer uga hadlay Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Maxamed Cumar (Cali Xoor-xoor).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here