War Deg Deg Magaalada Ber Bera Oo Saaka Ku Waa Beriisatay Taayiro Gubanaaya Iyo Mudaharaad Ka Socda Qaar Ka Mida Xaafadaha Magaalada Ber Bera

0
407

War Deg Deg Magaalada Ber Bera Oo Saaka Ku Waa Beriisatay Taayiro Gubanaaya Iyo Mudaharaad Ka Socda Qaar Ka Mida Xaafadaha Magaalada Ber Bera  0

War Deg Deg:Magaalada Ber Bera Oo Saaka Ku Waa Beriisatay Taayiro Gubanaaya Iyo Mudaharaad Ka Socda Qaar Ka Mida Xaafadaha Magaalada Ber Bera Magaalada Ber Bera Ee Xarunta Gobolka Saaxil Ayaa Maalintii Shalay Waxaa Dadka Shacabka Ah Ee Ku Nooli Si Isku Mida U Taageereen Heshiiska Dekeda Magaalada Ber Bera Ayaa Saaka Waxaa Ka Soo Dhex Baxday Dhacdo Fool Xun,Oo Ar an Hore Loogu Arag,Somaliland  Dad Tiro Yar Oo Loo Malaynaayo Inay Soo Abaabuleen Qaar Ka Mida Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Gobolka Ayaa Habeenkii Xalay ,Waxa Ay Taayiro Ku Gubeen,Jidadka Waaweyn Ee Magaalada Ber Bera,Waxaana Saaka Lagu Waa Beriistay Taayiro Aad U Faro Badan Oo Lagu Gubay Fagaarayaasha Magaalada Ber Bera,   Ciidamada Amaanka Iyo Kuwa Dam Damiska Gobolka Saaxil Ayaa La Tacaalaya Daminta Iyo Bakhtiinta Taayirada Lagu Gubay Wadooyinka Dhex Mara Magaalada Ber Bera,Sidoo Kale Wararka Aanu Ka Helayno Gobolka Saaxil Waxa Ay Sheegayaan In Uu Mudaharaad Ka Bilaamay Qaybo Ka Mida Xaafadaha Magaalada Ber Bera,  Dadkan Mudahaaradaya Ayaa La Sheegay Inay Diidan Yihiin Wareejinta Dekeda Magaalada Ber Bera,Balse Waxaa Xusud Mudan In Meelaha Laga Mudahaaraadaayo Aanay Joogin Dad Tiro Badan Oo La Oran Karo Waxa Ay ka Turjumayaan DareenKA Dadka Shacabka Ah Ee Ku Nool Gobolka Saaxil,Balse Ay Yihiin Dhalin Yaro Laga Danbeeyo Ujeedkooda Kuwaas Oo Lagu Xamanaayo,Siyaasiyiin Ka Soo Jeeda Gobolka Saaxil,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here