Faysal Cali Waraabe Oo Xilkii Ka Qaaday Guddoomiyahii Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxil Rooda Axmed Yaasiin.

0
483

-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo hada war saxaafadeed uu soo saaray nuqul ka mid ah soo gaadhay xafiiska war qabadka ee shabakad Somalilandtoday ayaa waxa uu sheegayaa in gudoomiyuhu uu xilki ka qaaday Rooda Axmed Yasiin Guddoomiyihii xisiga UCID ee gobalka Saaxil.
Halkan Hoose ka Akhri Warsaxafadedka
deg

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here