TACSI, Tiiraanyo leh Cheif,Caaqil Barkhad Cabdi Shaybe

0
466

TACSI, Tiiraanyo leh Cheif,Caaqil Barkhad Cabdi Shaybe
TACSI
Inaali-laahi Wa Inay Ilehi Raajicuun

Inaali-laahi Wa Inay Ilehi Raajicuun ,Naf Walba Maalinbay Dhimanaysaa,Una Noqonaysaa Dhanka Eebe,Aniga Oo Ah Cheif,Caaqil,Barkhad Cabdi Shaybe,Kuna Hadlaaya Afka Beesha Aadan Madoobe Iyo Salaadiinta Gobolka Togdheer,Waxaan Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirayaa,Marxuum Abokor Maxamed Xaaji Xasan,Oo Ka Mid Ahaa Hal-Doorka Gobolka Togdheer Oo Ku Geeriyooday Dalka Hindiya

Waxa Uu Ahaa Odayaashii Sida Xoogan Uga Soo Qayb Qaatay Dibu Dhiska Iyo Nabadaynta Beelaha Somaliland,Waxaana Lagu Xasuusan Doona,Waayeel,Nimadii Iyo Waayo Aragnimadii,Uu Ku Xalin Jiray,Marka ay dhibaato timaado,

Runtii Waxay Ahayd Geeri Naxdin Badan abokor maxmamed xaaji xasan Waxa Uu Ahaa Odayaasha ku suntan Horumarka gobolka Abokor Maxamed Xaaji xasan Waxaa Uu Ahaa dadka uu Ololeeya nabada Waxaan Tacsi U Dirayaa,Iheladii Iyo Qaraabadii Uu Ka Geeriyooday Gaar,Ahaan Qoyskiisi Iyo Caruurtiisi,Dhamaan Ilma Maxamed Xaaji xasan Iyo Qaranka Uu Ka Baxay Waxaan Ilaahay Uga Baryayaa Inuu Ka Waraabiyo Janatul-Fardousa Qabrigana U Waasiciyo AAAAAAAAAAAAMIN

Inaalilaahi,Wa Inaa,Ilayhi Raajicuun

Cheif,Caaqil,Barkhad Cabdi Shaybe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here