Saafarada Somaliland Ku Leedahay Dalka Kenya Oo Loo Qalabeeyay Hanaanka Safaradaha Caalamka.+SAWIRRO

0
362

Safaarada Somaliland ku leedahay dalka Kenya, fadhigeeduna yahay Caasimadda dalkaas ee Nairobi ayaa loo qalabeeyay hanaan la meeqaamka ah Safaaradaha kale ee Waddamada Caalamku ku leeyihiin Caasimadda Nairobi.

13689303_1380291745321344_1787645552_n 13694980_1380292055321313_795311943_n 13695870_1380291821988003_646112721_n 13705060_1380291698654682_1031433173_n 13713440_1380291788654673_536414304_n 13714355_1380291761988009_1570939139_n
Safiirka Saafarada Somaliland ee dalka Kenya oo kashanaaya Xukuumadda Somaliland ayaa ku dadaalay inay qabeeyaan isla markaana kor u qaadan haybadii Safaaradu lahayd.

13734540_1380291871987998_1517920931_n 13714355_1380291761988009_1570939139_n 13705060_1380291698654682_1031433173_n
Waxayna noqonaysa dhismahan iyo dhamaystirka qalabka Safaaradu ku hawl galayso oo la dhamaystiray, markii ugu horeeyay ee Safaarada Somaliland ku leedahay dalkaasi ku hawl gasho goob sidan oo kale ah, iyadoo aanay nasiibkaas helin labadii Safiir ka horeeyay Wakiilka hadda Somaliland u jooga dalkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here