Cali Khaliif Oo Ku Hungoobay Taageero Uu Ka Filaayay Maamulka Xamar+Una Quus Gooyay Maamulka Puntland

0
552

Cali Khaliif Oo Ku Hungoobay Taageero Uu Ka Filaayay Maamulka Xamar+Una Quus Gooyay Maamulka Puntland

Cali Khaliif Oo Ku Hungoobay Taageero Uu Ka Filaayay Maamulka Xamar+Cali Khaliif Oo U Quus Gooyay Maamulka Puntland,
Hogaamiyaha Maleeshiyaadka La Magac Baxday Khaatumo ,Prof,Cali Khaliif Galaydh Ayaa Sheegay In Madaxda Ka Talisa Soomaliya Aanay Rabin In Deegaanadaas Ka Samaysmo Maamul,Maadamada Oo Ay Ka Tirsan Yihiin Somaliland,,Isla Markaana U Aqoonsan Yihiin In Deegaanadaasi Hoos Tagaan Dawlada Somalliland

Horjoogaha Kooxda Khaatumo Oo Ka Hadlaayay Munaasabad Lagu Qabtay Magaalada Buuhoodle,Ayaa Sheegay In Dhibaatada Ugu Daran Ee Uu Ka Talaabsan La,Yihiin Kooxdiisu Ay Yihiin Ciidamada Qaranka Somaliland,Oo Ka Caajiyay Meel Kasta Oo Ay Isku Uruursadaan,Isla Markaana Ay Hadh Iyo Jiifba U Diideen Baqdin Dootada Maadama Oo Ay Yihiin Ciidamo Ka Awood Badan Maleeshiyaadka Uu Hogaamiyo Ee Ku Sugan Kaymaha Gobolka Buuhoodle

Prof,Galaydh Oo Hadal Duur Xula Ku Riday Maamulka Puntland Ayaa Yidhi,Marti U Noqon Mayno Marnaba Maamulka Puntland Ee Wada Dhul Balaadhsiga Iyo Siyaasada Guracan Ee Maalin Walba Dhafoorka Xabada Nagaga Haya Marnaba Marti Uma Noqonayno Puntland Haku Seexdaan Oo Haku Soo Toosaan Arinkaas

Prof.Galaydh,Oo Ka Hadlay Maamulka Xamar Oo Dheg Jalaq U Siin Waayay Fidmada Ay Maleegayaan Kooxdaasi Ee Ay Doonayaan Inay Ku Dhisaan Maamul Goboleed Ayaa Xaqiijiyay In Aanay Marnaba Maamulka Xamar Aqbali,Doonin Maamul Laga Sameeyo Deegaanadaas,Maadama Oo Ay U Aqoonsan Yihii in Deeganadaasi Ka Tirsan Yihiin Dawlada Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here