War deg Deg:22 Qof Oo Ah Tafiirka Dadka Gaalaysiiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Burco

0
490

War deg Deg:22 Qof Oo Ah Tafiirka Dadka Gaalaysiiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Burco
Gudida Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Oo Kaashanaaya Ciidamada Amaanka Gobolka Togdheer Ayaa Gacanta Ku Dhigay 22 Qof Oo Ka Mida Dadka Ka Soo Hor Jeeda Diinta Islaamka Kuwaas Oo Loo Yaqaan TAKFIIRKA

Culimada Waaweyn Iyo Maamulka Gobolka Togdheer Ayaa In Badan Ku Daba Jiray Sidii Gacanta Loogu Soo Dhigi Lahaa Kooxdan,Waxaanay Isugu Jireen 21 Nin Iyo Hal Qof Oo Gabadha Waxaanay Dhamaantood Qirteen Inay Ka Mid Ahaayeen Kooxdan Wax Fidmaysa Ee Lagu Magacaabo TAKFIIRKA

Dadkan Ayaa Goor Dhoweyd lagu Soo Xidhay Jeelka Magaalada Burco Mana Jirto Ilaayo Haatan Warar Rasmi Ah Oo Faah Faahin Ka Bixyay Dadkan Lagu Qabtay Magaalada Burco
Dadkan Ayaa Dhamaantood Cadeeyay Inay Ka Mid Ahaayeen Kooxdan Isla Markaana Ay Aaminsan Yihiin Dadka Reer Somaliland Yihiin kuwa Aan Haysan Diinta Islaamka Balse Dadka Noocan Oo Kale Ah Ayaa Mudooyinki U Danbeeyay Kusoo Badanaayay Dalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here