War Deg Deg Ah:-Masuul Ku Waynaa Maanka Xisbiga WADANI Oo Goordhweyd Si Rasmi Ah Iskagaga Casiley Xisbigaasi.

0
542

War Deg Deg Ah:-Masuul Ku Waynaa Maanka Xisbiga WADANI Oo Goordhweyd Si Rasmi Ah Iskagaga Casiley Xisbigaasi.

War Deg Deg Ah:-Masuul Ku Waynaa Maanka Xisbiga WADANI Oo Goordhweyd Si Rasmi Ah Iskagaga Casiley Xisbigaasi.   Waxaa hada si rasmi ah iska casilay xisbiga Waddani gudoomiyihii xisbigaasi ee gobalka Buuhoodle Mr.Fu,aad Mixile .    Sarkaalkan oo goor dhaweyd qaar ka mid ah saxaafada kula hadley magaalada Hargeysa waxaa uu sheegay in uu iska Casilay xilkaasi sababo u gaar ah isaga waxaana uu yidhi   “Maanta waxaaan halkan ka cadeynayaa aniga oo ah gudoomiyaha Buuhoodle ee xisbiga Waddani Fu,aad Mixile in aan si rasmi ah xilkaasi iskaga casilay taas oo aan iskaga casilaayo sababo ii gaar ah waxaan shaacinayaa in anigu iska casilay xubin nimadii iyo gudoomiye nimadii aan xisbiga Waddani uga hayey gobalka Buuhoodle ” ayuu yidhi Fu,aad Mixile

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here