War Deg Dega:Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ugu Anba Baxay Gobolada Galbeedka Somaliland+U Jeedka Safarkiisa

0
490

 

Wr Deg Dega:Madaxweynaha Somaliland Oo Safar Ugu Anba Baxay Gobolada Galbeedka Somaliland+U Jeedka Safarkiisa Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu saaka uu safar kaga baxay magaalada Hargeysa .  Madaxweynaha ayaa waxaa uu ku sii jeeda gobalka Awdal gaar ahaan wadada isku xidha magaalada Dila iyo Kalabeydh oo ay xukuumada Somaliland dayac tir ku sameysay waxaana uu madaxweynuhu uu xadhiga ka soo jari doona wadadaas.  Safarka Madaxweynaha Somaliland Ayaa Waxaa Ku Wehelinaaya Masuuliyiin Ka Tirsan Golaha Wasiirada.Baarlamaanka Iyo Qaar Ka Mida Masuuliyiinta Xisbiyada Qaranka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here