|
Hogaanka Xisbiga Kulmiye Oo Qado Sharaf Ku Qaabilay Gudoomiyaha Iyo Gudida Laamaha Cardiff Ee Xisbiga Kulmiye (Sawirro) Gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee laanta cardiff mudane cali maxamed xaaji xasan ( Cali ciise )
iyo guddiga laamaha cardiff iyo Bristol oo ka mid ah hogaanka sare ee dalka ingiriska . Ayaa lagu soo dhaweeyey xarunta guud xisbiga kulmiye ee magalaada hargaysa . Halkaas oo ay kulan kula qaateen guddoomiyahah ahana musharaxa muuse bixi iyo golaha fulinta xisbiga.
![]() Waxaana kukankaasi ahaa mid xog waraysi ah isla markaana laga wada hadlay dar dar gelinta hawlaha xisbiga kulmiye ee dalka ingiriska . Isfaham iyo wada shaqeyntii ka dhaxeysay madaxda guud iyo madaxda laamaha ingiirka . Ka dib
kulankaas marku soo idlaaday ayaa hadhimo sharfeed ugu sameeyeen (Hana Hotel) hogaanka guud xisbiga kulmiye madaxda xisbiga kulmiye ee dalka ingiriiska .![]() ![]() ![]() ![]() ![]() |

kulankaas marku soo idlaaday ayaa hadhimo sharfeed ugu sameeyeen (Hana Hotel) hogaanka guud xisbiga kulmiye madaxda xisbiga kulmiye ee dalka ingiriiska .




