Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo Beeniyay Inuu Dudmo Kaga Maqan Yahay Magaalada Burco+Maxaa Ka Jira Wararka Sheegaya Inuu Madaxweynaha U Gudbiyay Warqad Is Casilaada

0
566

Badhasabka Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim Aadan Qabyo Tire Oo Beeniyay Warar Been Abuur Ah Oo Ay Ka Bahiyeen Warbaahinta Qarkood Oo Sheegayay Inuu Istaaqalad Uu U Gudbiyay Madaxwaynaha Somaliland Oo Ku Saabsan Inuu Iska Casilay Xilka Gudoomiyaha Gobolka Togdheer,

 

Gudoomiyaha Oo Warbaahinta Qarkood Wax Ka Waydiisay Inan Uu Iska Casilay Xilka Gudoomiyenimo Ayaa Sheegay Inaanu Warkaasi Sal Iyo Ratoona Lahayn Taasina Ay Warbaahinta Ku Tahay Dhabar Jab Waxana Hadaladiisi Ka Mid Ahaa Sida Tan

” Waad Mahadsantihiin Warbaahintinan Ila Soo Xidhiidhay Lakiin Waa Nasiibdaro In Warbaahinta Qarkood Ay Faafiyaan Warar Been Abuur Ah Oo Aan Sal Iyo Ratoona Lahayn Oo Waxa Mar Dhawayd Dhagahayga Ku Soo Dulayay In Warbaahinta Qarkood Qoreen Inaan Istaqalad

Aan U Gudbiyay Madaxwaynaha Somaliland Taasina Ma Jiraan Warbaahinta Daabacaysa Taasi Waxaan Leeyahay Waxay U Tahay Warbaahinta Somaliland Dhabarjab Wararkaasi Been Abuurka Ah” Ayuu Yidhi Gudoomiye Qabo

 

 

Badhasaabka Togdheer Oo Warbaahinta Waydiisay Inuu Ka Goos Adagay Inuu Xogahayaha Hore Iyo Ka Cusub U Kale Wareejin Wayay Kagana Maqan Yahay Magalada Magalada Burco Duudmo Ayaa Waxa Uu Kaga Jawaabay

” Anigu Duudmo Kaga Maqni Magalada Burco Ee Waxaan Ku Maqanay Hawlo Shaqo Oo Aan Ujooga Magalada Hargaysa Xogahana Cusubna Insha Allah Waana Loo Kale Wareejindoona Markaan”

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here