Bulshada Burco Oo Si Baladhan U Hadal Haysa Isku Shaandhayn La Filayo Inay Ka Soo Baxdo Madaxtooyada Somaliland

0
527

wasii:Isku Shandhayntan Ayaa La Filayaa In Lagu Magacaabo Masuuliyin Cusub Qaarna  Ay Qaadato Seefta Siyaasideed Bulshada Burco Ee ku Falaqaysa  Goobaha Lagu Shaheeyo Ama Lagu Caweeyo Siyaasada Dalka Ayaa Saadalinayay Sida Ay U Dhici Karto Isku Shaandhayn La Filayo Inay Ka Soo Baxdo Goobta Looga Arimyo Dalka Somaliland,

 

Isku Shaandhaynta La Filayo In Madaxwayne Silaanyo Uu Seeftiisa La Galo Qaar Badan Oo Ka Mida Wasaradihiisa Ayaa La Filaya Inay Soo Baxdo Habeenadan Fooda Inagu Soo Haysa Iyada Oo Loo Badinayo In La Magacaabi Doono Wasiiro Gala Oalalaha Doorasha Ee Fooda Ku Soo Haysa Somaliland Taas Oo AY Ku Tartamayaan Musharaxa Xisbiga Muxaafadka Ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ,Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Ciro Iyo Musharaxa Xisbiga UcidEe U Tartami Doona Dorashada Ugu Sareysa Dalka,

 

Isku Shaandhayntani Ayaa Noqonaysa Ti Ugu Hadal Haynta Badnayd Ee Laga Hadal Hayo  IMagalada Burco Ila Laga Soo Bilaabo Markay Talada Dalka U Hantiyay Madaxwaynaha Somaliland  Intii Isku Shaydhaymood Ee Uu Sameeyay Madaxwayne Silaanyo Iyadoona Ku Soo Beegmaysa Xili Uu Madaxwaynaha Somaliland Soo Maray Gobolada Bariga Somaliland Oo Ay Ka Jirto Xaalad Abareed Oo Adagi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here