Siyaaysi Ismaaciil Hurre Oo Jeediyay Hadalo Shaki Geliyay Shacabka Somaliland, Sheegayna inay Isbadali Doono Siyaasada Somaliland.

0
484
Hargeysa(Qoryaalenewsbuba) Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah saraakiisha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani islamarkaana kamida siyaasiyiinta Reer somaliland ee khiyaameeyay qarankan curdiinka Somaliland islamarkaana muddo 25sanno ku dhow kasoo horjeeday Madaxbanaanida dhiiga loo daadiyay ee Somaliland ayaa Goob Fagaare ah kaaga qudabadeeyay inay Somaliland ubahantahay baadbaado isagaa sheegay inuu dalku ku suganyahay xalaad Aad udaarn Siyaasigan ayaa waxaa uu sheegay in Somaliland ay u baahan tahay in laga bad baadiyo boobka ,dhaca iyo been aan dhamaanaheen oo uu sheegay in xisbiga Kulmiye ku shaqaysto, Siyaaysi Ismaaciil Hurre buubaa oo khubad ka jeediyay munaasibad xisbiga kulmiye usameeyay haweenwanyaha Koonfurta hargeysa oo cuduudo ku biiriyay xisbigaas waxaana hadaladiisi kamid ahaa ” maanta waa ay Cadaadtay Runtii arrin Aanu horrena usheegnay biriis Aanu kusoo biirnay waddani mid badalaa khariirada siyaasadeed ee Somaliland dhamaan haweenka faraha badan ee Gostay inay ku biiran xisbiga waddani Waxaan leeyahay Aad iyo Aad ayaadn umahadsantihiin shaqadu waa Bilaw waxynaan ka shaqayn doona dumarka Somaliland oo dhan sidii ay waddani iskugu Imana lahayeen, dhalinyarada somaliland oo dhani inay iskugu yimadaan waddani, waxgaradka Somaliland oo dhani inay iskugu yimadaan waddani maxaa yeelay somaliland baadbaado ayay Ubahantahay, been Aan dhamanayniin oo lagu wado xisbiga kulmiye ku shaqaynaynayn, wakhtigaas wuu dhamaaday khariirada siyaasadeed ee somaliland waa ay isbadalaysaa ” ayuu Yidhi Prof Ismaaciil Hurre Buubaa.
si kastaaba ha ahaate Prof Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa dalka isku soo dhiibay kadib markii uu muddo 25 sanno ku dhow uu dilaal ka ahaa masiirka Umada somaliland waxaana cafis ufiidsay xukuumadda somaliland ee xilligan talada haysaa isagaa oo xilligan kamida xisbiga mucaaridka Waddani ayaa looga shaki qabaa inuu markalee Maleegayay inuu dib uraadiyo midow Soomaaliyee taas oo shacabka somalilandsi weyn uga calool xumanayanaa, kadib markii dhawaan la helay sawiro Muujinayaa kulan ay nayroobi kula yesheen raysal wasaaraha soomaaliya Cumar cabdirashiid, wuxuuna siyaasigu tilmaamay inuu dalku uu bahanyahay baadbaado qaran xilli uu dilaal ka ahaa masiirka Umada.
QoryaaleNews Office
Qoryaalenews2@gmail.com
Hargeysa/ Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here