Tacsi:- Wasaaradda Waxbarashada Gaar Ahaan Agaasinka Tacliinta Sare Oo Tacsi U Diraysa Marxuun Maxamed Salax X Xasan(Aniis) Gudoomiyihii Waxbarashada Sanaag Oo Geeriyooday

0
584

Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Dirtay Alle Ha U Naxariistee Marxuum Maxamed Salax X Xasan(Aniis) Gudoomiyihii waxbarashada ee Gobolka Sanaag Oo maanta shil baabuur ku galay Duleedka Qoyta.

Marxuumka Waxa tacsi u dirayaan Eheladii Iyo Asxaabtii Iyo waliba dhamaan shaqaalaha wasaaradda waxbarashada in uu ale samir iyo iimaan saadiq ah ka siiyo isagana Alle godka u nuuriyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN


Cumar C/risaaq Calitacsi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here