TACSI: Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guraynta somaliland Cali Xasan(Cali Mareexan) iyo Xildhibaanada Goolaha Degaanka Burco OoTacsiI U Diraya Ehelkii iyo shacabka Somaliland Geerida ku timi Marxuuum Caqil Cabdi Xaaji Diiriye

0
636

tacsiHargeysa(QoryaaleNews): Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guraynta  somaliland Cali Xasan (Cali Mareexan) iyo Xildhibaanada Goolaha Degaanka Degmada  Burco   waxay tacsi tiiraanyo leh Udirayaan ehelkii qaraabadii iyo shacabka somaliland ee uu kabaxay  Caqil Cabdi Xaaji Diiriye   oo maanta Ku geeriyoodey  Shil-Gaadhi-Oo-Ka-Dhacay-Wada-Isku-Xidha-Magaalada-Berbera-Magaalada-Hargeisa

waxaaney alleh uga baryayaa Inuu janadii Fardawsa kawaraabiyo dhamaan ehelkii qarabadii iyo Shacabka Somaliland samir iyo iimaan kasiiyo amiin amiin.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here