Muwaadin Sheegay In Mudo Sanad Ah Xuquuqdisi Ay Ka Haysato Hayada W.F.P

0
587
Muwaadinkan ayaa  Ka Dhawaajiyay Inuu Qaadayo Talaabo Khatar Ku ah W.F.P waxaanu sheegay mudaanikan oo lagu magacaabo axmed shalakho inuu dacwad u gudbiyay madaxda gobolka saaxil oo arintaasi waxba ka qaban kari waayeen waxa kale oo sheega in dacwadiisaasi ay gaasiiyay wasaarada arimaha dibada .wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada iyaguna waxba ka qab arki waayeen ilaa maxkamada sare uu u gudibiyay.
Halkan hoose muqaal ahaan uga daawo muwaadinkan

khalakho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here